Shirkadda Sharciga ee Dalka Talyaaniga Bonelli Erede Italy Firm iyo Shirkadda Sharciga Warsame ayaa ka wada hadlay xiriir sharci oo labada shirkadood ah.
BonelliErede Italy Firm uu hogaaminayay Michele Sapanoro iyo Shirkada Sharciga Warsame oo ay hogaaminayaan Guddoomiye Ku Xigeenka Warsame Law Firm Mudane Annas Shaafici Sh. Cabdiraxmaan iyo Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed (LUU)
Ugu dambeyn ayaa waxaa la isku afgartay in labada shirkadood ee labada Dal Talyaaniga iyo Soomaaliya xoojiyaan dhanka Sharciga iyo waxyaabaha la xiriira


