Waxaa magaalada Muqdisho 10 – 11 kii bishii December 2019ka ka dhacay Shirweyne Sanadle ah oo ku saabsan ganacsiga taasoo ay soo fududeyeen Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dalka una qabsoomay sidii ugu habooneed.

Shirkasi ayaa ka qeyb galay Madaxda Warsame Law firm ee Magaalada Muqdisho Mudane Annas Shaafici Sh. Cabdiraxmaan iyo Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed Luu kaasoo looga hadlayay Xiriirka Ganacsi Ee Dowladaha Dunida ka jira

Waxaa si wanaagsan ku soo dhamaaday Shirkaasi looga hadlayay arrimaha Ganacsiga ee lagu qabtay Magaalada Muqdisho la iskuna af gartay in la xoojiyo ganacsiga ka dhaxeeya 2da Dowladood.