{"id":1359,"date":"2020-03-25T13:37:26","date_gmt":"2020-03-25T13:37:26","guid":{"rendered":"http:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/?p=1359"},"modified":"2020-03-25T13:37:26","modified_gmt":"2020-03-25T13:37:26","slug":"sharaax-ku-saabsan-war-saxaafdeedka-ku-taariikheysan-19-03-2020-kana-soo-baxey-xafiiska-gudoomiyaha-maxkamadda-sare-ee-dalaka-ujeekeedu-ah-ka-hortaha-cudurka-coid-19","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/2020\/03\/25\/sharaax-ku-saabsan-war-saxaafdeedka-ku-taariikheysan-19-03-2020-kana-soo-baxey-xafiiska-gudoomiyaha-maxkamadda-sare-ee-dalaka-ujeekeedu-ah-ka-hortaha-cudurka-coid-19\/","title":{"rendered":"Sharaax ku saabsan war saxaafdeedka  ku taariikheysan 19\/03\/2020. Kana soo baxey xafiiska gudoomiyaha Maxkamadda sare  ee  Dalaka ujeekeedu ah ka hortaha Cudurka Coid-19:"},"content":{"rendered":"<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignright size-full wp-image-1360\" src=\"https:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/warsame.png\" alt=\"\" width=\"445\" height=\"372\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Masaalixda Bulshada wey isku xirantahay Mas\u2019uul kastana waxaa saaran, mas\u2019uuliyad, tuus ah iyo mid dadban ,wasaaradda Caafimaadka waxaa ku waajibah sidii\u00a0 loo heli lahaa bulsho caafimaad qabta.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha\u00a0 Maxkamadda Sare\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 wuxuu\u00a0 ka mid yahay mas\u2019uuliinta sida dadban \u00a0ay u saameyneyso arimaha caafimaadka .<\/p>\n<p>Sidaas awgeed wuxuu soo saaray war-saxaafadadeed, ka kooban 12 qodob, gudoomiyuhu , wuxuu diiradda \u00a0saaray si looga hortago covid-19 , asaga oo garwaaqsadey ahmiyadda gorsoorka\u00a0\u00a0 iyo in ay adgtahay in la fasaxo\u00a0 dhamaan hey\u2019adahada ka shaqeeya garsoosrka, ayuu war-saxaafdeeka \u00a0\u00a0ku tusmeeyey <strong>\u201c<\/strong><strong> Hoos u dhigid dhammaan hawlaha\u00a0 shaqo ee garsoorka mudo laba todobaad ah<\/strong>\u201d<\/p>\n<p>Qodobadda war-saxaafadeedku waa sidan:-<\/p>\n<ol>\n<li>Waxa aad hoos loogu dhigay dhammaan hawlaha shaqo ee garsoorka muddo laba todobaad ah oo ka bilaabanta21\/03\/2020.<\/li>\n<li>Waxa lahakiyey dhageysiga dacwdaha Maxkamaddha kala duwan ee dalka muddo laba todobaad ah oo ka bilaabanta 21\/03\/2020.<\/li>\n<li>Waxaa la hakiyey fulinta Xukunadda Maxkamadaha kazoo baxey muddo laba todobaad ah .<\/li>\n<li>Waxaa la farayaa Garsoorayaasha in ay dib u dhigaan dhammaan dacwaddaha mudeysan inta u dhaxeysa 21\/03\/2020\u00a0 iyo\u00a0 05\/04\/2020.<\/li>\n<li>Waxa la hakiyey qabashada dacwadaha cusub iyo rafcaanada laga qaatay xukunadda iyo go\u2019aanadda Maxkamaddu horey ugaadheen Muddo laba todobaad ah .<\/li>\n<li>Dhammaan rafcaanada wkhtigoodu dhacayo waxa la siin doonaa wakhti dheeraad ah oo ay kaga rafcaan qaadan karaan xukunadda iyo go\u2019aanada<\/li>\n<li>Waxa lahakiyey dhammaan kulamadda shirarka iyo tababarada muddo laba todobaad ah.<\/li>\n<li>Saraakiisha iyo shaqaalaha garsoorka \u00a0garsoorka waxa\u00a0 la farayaa in muddadaas ay ka\u00a0 shaqeeyaan soo saarista\u00a0 xukunnada\u00a0 ay horey u gaadheen\u00a0\u00a0 iyo shaqooyinka kale ee aan keensanayn isu-imaatin tiro dad ah<\/li>\n<li>Dadka muddadaas loo soo xidho tuhumada yaryar waxaa lagula tacaali doonaa\u00a0 saldhigyada boliiska\u00a0 iyada oo laraacayo hagista xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka .<\/li>\n<li>Waxa la joojiyey booqashada dadweynaha ee xabsiyada dalka iyada oo xeer ilaaliyaha guud ee qaranak ka soo saari doono \u00a0amar arintaas lagu dhaqan galinayo<\/li>\n<li>Garsoorka dalka waxa la faraya in ay xogta ka qaataan wasaaradda Caafimaadka una hogaansamaan awaamiirta iyo talooyinka\u00a0 ay bixineyso wasaarada caafimaadku.<\/li>\n<li>Go;aankani wuxuu dhaqan galayaa 21\/03\/2020 iyada oo si joojta ah dib u eegis loogu sameyn doono si waafaqsan hadba xaalada lagu jiro.<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Hadii si qota dheer ugu\u00a0 fiirino\u00a0 innaga oo ka\u00a0 eegeynna danta Macaamiisha\u00a0\u00a0\u00a0 Qareennada aan u nahay\u00a0 waxaa noo soo ifbaxaaya\u00a0\u00a0 hawlaha la qaban karo Muddada hoos u dhiga hawlaha garsoorka , qareenka Macmiilkiisa si hufan ugu shaqeya\u00a0 ,Hoostaan waxaan ku soo koobey hawlaha uu qaban karo qareenka\u00a0 daacadda u ah macmiilkiisa :<\/p>\n<ol>\n<li>Ka shaqeynta muddeynta dhageysiyada dacwadaha iyo kuwa in la mudeeyo loo baahan yahay.<\/li>\n<li>Ku dhufashada dhaqangalka xukunnada dhaqan galay.<\/li>\n<li>Durid garsoore iyo gal ka wareejin.<\/li>\n<li>Sameynta qoraalada dacwadaha, Rafcaannada iyo is-hortaagyada xukunada la fulinayo.<\/li>\n<li>Dhammeystirka habraaca socodsiinta dacwadaha ka horreeyay go\u2019aanka.<\/li>\n<li>Dabagalka baaritaannada dembiyada.<\/li>\n<li>Dabagalka cabashooyinka Xeer-Ilaaliyaha<\/li>\n<li>U yeeridda dacwadaha furan.<\/li>\n<li>Booqasho ama kormeer goobeed.<\/li>\n<li>Dabagalka Rafcaannada furan.<\/li>\n<li>Sameynta sugnaanta.<\/li>\n<li>Codsi iyo soo saarid amaro soo qabasho.<\/li>\n<li>Dabagalka warqadaha laga sugayay khabiirka iyo maamulka guud.<\/li>\n<li>Dhammeystirka qoraallada sharciyada.<\/li>\n<li>Diyaarinta hawlaha hordhaca ah ee dacwadaha cusub.<\/li>\n<li>Joojin fulinta xukunnada.<\/li>\n<li>Bixinta latalin sharci.<\/li>\n<li>Sameynta Xayiraadaha.<\/li>\n<li>Sameynta dhaxalkoob.<\/li>\n<li>Dhammaan hawlaha ku xiran Maxkamadaha Ciidamada Qalabka Sida ma saameynayo go\u2019aankan.<\/li>\n<\/ol>\n<p>Waxaan soo qoridoonnaa sida ay u fahmaan hawl wadeennada \u00a0garsoorka hawlaha la qaban karo mudda hoos u dhigidda hawlaha garsooorka\u00a0 iyo sida ay ugu shaqeeyaan Qareennadu danaha Macaamiisheedo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Qareena Anasa Shaafific<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Masaalixda Bulshada wey isku xirantahay Mas\u2019uul kastana waxaa saaran, mas\u2019uuliyad, tuus ah iyo mid dadban ,wasaaradda Caafimaadka waxaa ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1360,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":[],"categories":[42,41,40],"tags":[44],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1359"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1359"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1359\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1361,"href":"https:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1359\/revisions\/1361"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1360"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1359"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1359"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1359"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}