{"id":1344,"date":"2020-02-22T12:14:53","date_gmt":"2020-02-22T12:14:53","guid":{"rendered":"http:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/?p=1344"},"modified":"2020-02-22T12:16:53","modified_gmt":"2020-02-22T12:16:53","slug":"ciidamada-asluubta-dalka-oo-maanta-xusay-sanadguuradii-50aad-ee-aasaaska-ciidamada-asluubta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/2020\/02\/22\/ciidamada-asluubta-dalka-oo-maanta-xusay-sanadguuradii-50aad-ee-aasaaska-ciidamada-asluubta\/","title":{"rendered":"Ciidamada Asluubta Dalka oo Maanta Xusay Sanadguuradii 50aad ee Aasaaska Ciidamada Asluubta"},"content":{"rendered":"<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignright size-full wp-image-1345\" src=\"https:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Asluubta.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"https:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Asluubta.jpg 640w, https:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Asluubta-600x400.jpg 600w, https:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Asluubta-500x334.jpg 500w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignright size-full wp-image-1346\" src=\"https:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/cadale7-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/cadale7-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/cadale7-1024x683-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/cadale7-1024x683-600x400.jpg 600w, https:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/cadale7-1024x683-500x333.jpg 500w, https:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/cadale7-1024x683-790x527.jpg 790w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignright size-full wp-image-1343\" src=\"https:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/thumbnail.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"364\" srcset=\"https:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/thumbnail.jpeg 660w, https:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/thumbnail-600x331.jpeg 600w, https:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/thumbnail-500x276.jpeg 500w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Ciidamda Asluubta ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed ayaa la aasay taariikda marka ay aheyd 22 February 1970kii iyagoo mar waliba u diyaarsanaa waajibaadkooda shaqo in ay u gutaan sida ugu wanaagsan ee sharcigu waafaqsan yahay, laga soo bilaabo xiligaasi ilaa iyo haatan waajibaadkooda shaqo si hufan u soo gutay marka laga saaro dhowrkii sano uu wadanka burburka iyo qalalaasaha ku jiray<\/p>\n<p>Ciidamadaani Asluubta ayaa ka mid ah Ciidamada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed iyagoo si gooni ah ugu xil saaraan in ay ka warhayaan ilaaliyaana Maxaabiista iyo Xabsiyada Dalka ka jira.<\/p>\n<p>Xafladda Sanad Guurada 50aad ee Ciidamada Asluubta ayaa lagu qabtay Xarunta Ciidamada Asluubta iyadoo ay ka soo qeyb galeen qaar ka mid ah Madaxda Dalka uu ugu horeeyo Ra\u2019iisul Wasaaraha JFS Mudane Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi kale oo ka tirsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya<\/p>\n<p>Xafladaani ayaa si wacan loo soo agaasimay iyadoo la sugay amniga iyadoo ay ku soo dhamaatay nabad iyo salaama.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamda Asluubta ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed ayaa la aasay taariikda marka ay aheyd 22 February 1970kii iyagoo mar waliba u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1343,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":[],"categories":[42,40,43],"tags":[44],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1344"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1344"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1344\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1348,"href":"https:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1344\/revisions\/1348"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1343"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1344"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1344"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.warsamelaw.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1344"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}